Biden oo hanjabaadii ugu cusleed u diray Ruushka xili weerar isku diyaarinayaan

Dowladda Mareykanka ayaa hanjabaad culus hawada u marisay dowlada Ruushka oo xiligan isku diyaarineysa duulaan ay ku qaadaan dalka Ukraine, waxaana laga digay dhibaatooyin badan oo ka dhalan kara duulaankaasi. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden , ayaa ka digay duulaan uu u maleenayo in Ruushka ku qaadayaan dalka Ukraine, waxa uuna caddeeyay in Mareykanka jawaab adag … Continue reading Biden oo hanjabaadii ugu cusleed u diray Ruushka xili weerar isku diyaarinayaan